CHAPTER 5: The Creative Mind – How to Develop and Launch a Business Idea
CUTUBKA 5: Maskaxda Hal-Abuurka – Sida Loo Abuuro Fikrad Ganacsi oo Loo Dhiirrado Ganacsi kastaa wuxuu ka bilaabmaa fikir yar oo weyn ku dhammaan kara. Waxa kaliya ee aad u baahan tahay waa maskax furfuran , aragtida suuqyada , iyo dhiirranaan aad fikradda ugu beddesho wax dhab ah. 1. Sidee Loo Helaa Fikrad Ganacsi? Dhibaato ka jirta bulshada ka feker (Tusaale: dadka aan aqoon online-ka) Khibraddaada ama xirfadahaaga ka faa’iideyso Dhaqan, cunto, fanka ama waxbarashada – dhammaantood ganacsi ayay noqon karaan 2. Noocyada Fikradaha Ganacsi: Online courses (Tusaale: Baro AI ama Crypto Somali) Blog ama YouTube ku saleysan hal mawduuc Digital products (eBooks, templates, voice-over) Consultancy (la-talin online) 3. Sida Loo Qiimeeyo Fikrad Ganacsi: Ma jirtaa baahi dhab ah? Dadku ma diyaar bay u yihiin inay lacag ku bixiyaan? Ma sahlan tahay in laga dhigo digital/online? Ma u baahan tahay waqti badan mise waxa laga bil...